Guddoomiyaha Golaha shacabka oo la kulmay wafdi uu horkacayey Fulgencio Garrido (Daawo Sawirro)

Guddoomiyaha golaha shacabka ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan, ayaa maanta la kulmay Wafdi ka socday Midowga Yurub oo uu hogaaminayay Fulgencio Garrido Ruiz oo ah Madaxa Siyaasadda Midowga Yurub ee Soomaaliya. Waxay ka wada hadleen xoojinta xiriirka Baarlamaanka Soomaaliya iyo Midowga Yurub iyo qodobo kale oo ku saabsan xaalada Soomaaliya. Guddoomiyaha  … Continue reading Guddoomiyaha Golaha shacabka oo la kulmay wafdi uu horkacayey Fulgencio Garrido (Daawo Sawirro)